Ku Saabsan Kulliyadda
Ku soo dhowaada Kulliyadda Sayniska
Kulliyadda Sayniska waa mid ka mid ah kulliyadaha fadhigoodu yahay Beerta Sayniska iyo Tiknoolajiyada (Kambaska KM4). Taariikhda Jaamacaddu waxay diiwaangelisay Kimistariga (1971) iyo Juqraafiga Dhulka (Geology, 1973) inay ka mid yihiin qaybaha tacliimeed ee la aasaasay kaddib markii JUS ay noqotay jaamacad qaran.
Ku Saabsan Kulliyadda